soomaali

Ku soo dhawoow Iswiidhen!

Ma ogtahay in ururada waxbarasho ee Östergötland kuu qabanqaabiyeyn koorsooyin si aad u barato wax yar oo luqada iswiidhishka ah, la kulanka dadka kale ee ku nool iswiidhen, iyo si aad u barato wax badan oo ku saabsan bulshada dalka iswiidhen! Koorsooyinka waa bilaash. Waxaad u baahan tahay oo kaliya in aad la timaado kaarka LMA ga cashirka ugu horeeya.

Halkan waxad ka heli kartaa koorsooyinka kugu dhaw: